Jeneraal sheegay inuu tartan doorasho la galayo aabihii oo Madaxweyne ah

Wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in uu u tartami doono xilka madaxtinimada dalkiisa marka la garo doorashada sanadka 2026-ka. Muhoozi, oo ah Janaraal muran badan dhaliyay oo marar badan doodo ka dhex-abuuray baraha bulshada hadalladiisa awgood, ayaa sidaas ku sheegay qoraal iuu soo dhigay bartiisa Twitter-ka Khamiistii … Continue reading Jeneraal sheegay inuu tartan doorasho la galayo aabihii oo Madaxweyne ah